Alxnet Web Hosting: Full featured with Perl / PHP / MySQL & Shell Access @ $8.95/mo. No banners! Try us free for 30 days!
SomaliTalk.com: Waa Su'aalo Cilmiyeed ee Tijaabi inta aad ka garaneysid.
SOMALITALK.COM QUIZ
Kusoo dhowaada bogga su'aala cilmiyeedka. Waxaana kuu rajeyneynaa in aad ka faa'iidi doontid. (Welcome! to knowledge quize zone, we hope you'll enjoy this little quiz w've put together.)

Name:

1. Abubakar Sidiiq Xagee Kudhashay?
A. Shaam
B. Madiina
C. Makkah
D. Yaman
E. Cummaan

2. Abubakar Sidiiq Xagee Kudhintay?
A. Shaam
B. Madiina
C. Makkah
D. Yaman
E. Cummaan

3. Abubabakar Sidiiq Sannadkee Dhashay?
A. 51 Hijrada kahor
B. 41 Hijrada Kahor
C. 31 Hijrada kahor
D. 61 Hijrada Kahor
E. 21 Hijrada kahor

4. Abubakar Sidiiq Sannadkee Dhintay?
A. 23 Hijrada Kaddib
B. 13 Hijrada kaddib
C. 33 Hijrada Kaddib
D. 43 Hijrada Kaddib
E. 53 Hijrada Kaddib

5. Abubakar Sidiiq Wuxuu Noqday
A. Khaliifkii labaad
B. Khaliifkii Saddexaad
C. Khaliifkii Koowaad
D. Khaliifkii Afraad

[ | Top 10 results ]
[ Would you also like to have a FREE Quiz? ]
[ ]

[ Remove these links - Click for more info ]
Marka aad ka jawaabtid su'aalaha ee aad riixdid "Submit" waxaa kuu soo baxaaya bog kuu sheegaya inta aad su'aalaha ka saxday.